NIMCO - 2011-07-12 11:37:15 WAXAAN UMALEENAA MURAAYAD ISKUMA FIIRIN WAXAAD ASTURAAD KU WEEYSO MIYAA QAAWNAAN LAGU HELAA MISANA WAXAA KADARAN HADII AY DHUUBAN TAHAY MAXEE IGA DHIBI LAHEED WAA ICEEBEESAY DUQDAAN ILAAH HAKU HANUUNIYO IGA DHEH
Mohamed deeq - 2011-07-12 13:13:27 Nimco abaayadis gabadhaan waa la qabaa waxay leeedahay ilmo ma ahan naag caadi ah ama single ah. marka waxba yaala aflagaadaynin fanaanada cusub masha allah....
ilhaan - 2011-07-12 17:16:56 asc waxaan maqli jiray hadii aad joogto adun wax kaa yaabshaad arkee,walee waxaan layabanahay sida leeysku cajibiyay,ninka la magac baxay mahamed deeq waxaan ku weeydiin lahay aboowe hadii ay tahay naag marwo ah maay xishooto,waanba yaabay aniga camal iyada iyo naagta layirahdo huuma waay iga yaabsheen
Canuuni - 2011-07-12 20:48:19 Wooow Rahiima caadi maahan heesta I liked meeshaada kasii wada walaaashiis Alaah haku dhowro .... Haters ha dhacaan , cadawgaada ha jabo my fanaanad
Hani- cadey - 2011-07-12 20:49:58 Waraada afkiina uraayo ka leexiya fanaanada Sanadka anagaa ku jecel Rahima , raaxyeso heees Xor aa tahay . Xamari Star aa tahay Qaali
Xaafada Boy - 2011-07-12 20:52:56 Rahima waa gabar labis qurxoon oo hadana Maama iyo xaas ah , qofkii aan ixiraamin Walaashiis aa asigana berito la ixtiraaamen ... We Love you , cod iyo Style laguuguma gaaro abaayadiis
shaakir - 2011-07-13 00:57:41 wowoww our beyonce waaye gabadhaan mashalaah go ahead huno waligaa never come back and shake the haters off.
zooozzzka - 2011-07-13 02:49:02 dhamaantiina waad wada qaldan tihiiin gabadhaan waa burcad, weyn, kan jidadka istaago oo isbaarada dhigto iyada ayaa ka daran, waayo heestaan waa hees qiimo weyn ku leh dalkeena soomaaliya, fanaanad dahabi ah ayaa lagu yaqiinay, sababta ay inata habeyso u cusboneysiineyso maxay tahay, waa qalad waa gabar axmaq ah,,,, hana ka digtoonaato, haday fanaan tahay abwaan ha u sameeyo heesaha.................
liki jazozz - 2011-07-13 02:51:21 raxima haday fanaanad tahay heesaha waa in uu u sameeyaa abwaan, heesaha islaameed ha iska dhaafto
RUqsan - 2011-07-13 06:31:58 Caku & Somlia wa xumadooda inta gabartan ku mashquulesan maa nolol sameesatan .....Teda kale heestan hadee hore u lahan jirtay Fadumo Qasiin yaa u diiday aqri bilawga waxa ku qoran Zooozzzka afkada & adinkada in laga aman helo wax ka fiican ma jirto ee mashqulka yareey
sucaad ahmed xaaji - 2011-07-14 14:44:26 waxaaa nasiib daro ah dadkeenii in ey maanta wax ey cunaan weysan yihiin oo ey baahi meel walbo ku dileyso kuwaaan yurub joogana ey sidaan noqdeen wallee somaliya ceel uma qodna cidna uma maqno allahayoow dhibka naga bixi oo naxariistaada nasii walaal adigana illaahey ha xishoo qof weyn ayaa tahay surwaal iyo waxa aad gashan tahayna ma wanagsana rasuulka wcs wuxuu dhahay qofkiii qoom shabaha anaga naga mid ma ahan wuxuuna aad iyo aad uga hadlay naagaha nimanka isku ekeeysiiya iyo nimanka naagaha isku ekeysiiyaa walaaal aduunka waa wax aad u dhib badan oo aan joogeyno waqti yar ee illahey u laabo wcs qof walbo oo meeshan wax kusoo qoraayo wiil ama gabarna caayda ama qabiilada la caaynaayo iska dhaafa kaliya waani adigana ka duceyso in uu illahey sidaan kaa dhigin haidi aad tahayna illahey isoo hanuuni dheh subxaa allah
Nl gangster - 2011-07-14 15:14:18 caadi ma ahan i like tha way she is dancing good rahiima have fun dadkan calacalyan 4 get it i like here boobs and she have body of kajol damnt